Madaafiic Khasaaro geesatay oo lagu garaacay magaalada Baraawe xili doorasho ka socoto

Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee caasimadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in tiro madaafiic ah lagu garaacay magaaladaasi gaar ahaan halka ay kutaalo Madaxtooyada Koonfur Galbeed. Madaafiicda ayaana wararku sheegayaan in ay ku dhaceen xaafado dad shacab degan yihiin oo kuyaala agagaarka madaxtooytada Koonfur Galbeed ay ka socoto doorashada xildhibaanada gollaha shacabka. Inta la … Continue reading Madaafiic Khasaaro geesatay oo lagu garaacay magaalada Baraawe xili doorasho ka socoto